ku saabsan

Waa website aad klala socon karto wararkii ugu dabeeyey iyo dacdooyinka maalin kasta

Saturday, January 13, 2018

WASIIRO OO KA MID AH WASIIRADA OO DHAWAAN SOO MAGACAABAY WADAXWAYNE MUUSE SOO MAGACAABAY AYAA KOLAHA WAKIILADU ANSIXIYEEN

Kolaha wakiilada ee Somaliland ayaa maanta ansixiyey 12 wasiirka oo kamid ah wasiirada uu 14/12 ee sannadkii hore magacaabay waddaxwayne muuse biixi cabdi 

Kolaha wakiilada ee Somaliland ayaa maanta cod aqlibiyada ka ansixiyey wasiirada
Wasiiradasii ayaa mid kasta golaha ka hor akhriyey  waxa ay qabnayaan ee u qorshaysan iyo wasiir kastana laga hor  aqriyey khibradiiana iyo waxbarshqdiisa
Waxa ka hor aqriyey xoghayaha guud ee kolaha wakiilada Somaliland c/risaq siccid ayaanle .
Wasiiradasii waxa ka mid ahaa 
1wasiirka waxbarshada 
2 wasiirka maaliyada
3 wasiirka diinta iyo awqaafta 
4 wasiirka shaqalinta 
Iyo wasaarado kale ayaa dhamaan wasiiradasii waxa lagu ansixiyey 
Cod aqlabiyada mana jirrin wasiir ay diideen koluhu maanta

No comments:

Post a Comment

Warka cusub

Maxaa ka dhigay qiimaha meherka Soomaalida kan ugu sareeya qoowmiyadaha Bariga Afrika?

Waxaa jira walwal weyn oo laga qabo qiimaha kor u kacaya ee meherka ee gudaha dalka Kenya, balse kororka qiimaha iyo guurka oo qaaliyoobaya...