ku saabsan

Waa website aad klala socon karto wararkii ugu dabeeyey iyo dacdooyinka maalin kasta

Saturday, January 13, 2018

Badhitaan dhanka maskaxada ee Trump maxaa ka soo baxay

Dhakhtar gaarka ah ee aqalka we laga taliyo dalka maraynka ayaa sheegay in caafimaadka madaxwayne Trump uu tahay mid wanaagsan
Dhakhatarka ayaa baadhitaankii caafimaad ugu horeyey Ku sameeyey
Madaxwaynaha Trump
Ronny jockson oo ahaa dhakhtarkii fuliyey badhitaankan oo qaatey muddo sacaado ah
Ayaa war kooban oo soo soo saarey waxa Ku sheegay in badhitaakii uu so fiican u dhac
Wadaxweyne Trump
Da'diisu waa71 sanno jir
Dhererkiisuna 61t 3in
Culayskiisuna 236lbs
Cabirka jirka  29.5 waa uu ciylanyahay
15-20lbs waa culayskii uu soo doonayey
Inuu iska dhimo soda uu sheegay2016 war waraysii uu  bixinayey
                                                                                                      Win McNamee/Getty Images
Badhitaanka  cafimaad we dhanka maskaxada ayaa yimmid  ka dib markii
Su aalo laga keenay  caafimaad qabka  maskaxdiisa
Marar ayaa uu Ku soo qaray Tiwterkiisa ayaa waxa uu tidhi
Hintida ugu muhiimsan   ee  aan haysto waa daganaasha maskaxdayda
Buug laga qoray Trump ayaa waxa uu sheegay inuu maskaxada ka fayoobeen
                                                                            Xigsho:badh ka mid ah warbixinta bbc somali

No comments:

Post a Comment

Warka cusub

Maxaa ka dhigay qiimaha meherka Soomaalida kan ugu sareeya qoowmiyadaha Bariga Afrika?

Waxaa jira walwal weyn oo laga qabo qiimaha kor u kacaya ee meherka ee gudaha dalka Kenya, balse kororka qiimaha iyo guurka oo qaaliyoobaya...