ku saabsan

Waa website aad klala socon karto wararkii ugu dabeeyey iyo dacdooyinka maalin kasta

Sunday, January 28, 2018

Dalaag ka qarax mar labaad tukaraq

Dagaal ayaa ka qaraxay Tukaraq .dagaalkani ayaa waxaa LA sheegay in ciidamada putland ay soo qaadeen in kastoo ciidamada jamuuhrada Somaliland ay iska caabiyeen dagaalka ayaa wqxa la sheegayaa in uu socdey ilaa in ka badan saacad .
Balse hadda ciida putland kuma guulaysan ay taaka hora u durkaan
Lamana garanyo khasaaraha dhabta ee halkaas ka dhacay
Wixii warara ee amuuurtan la xiira
Kala soco wabsitekan

No comments:

Post a Comment

Warka cusub

Maxaa ka dhigay qiimaha meherka Soomaalida kan ugu sareeya qoowmiyadaha Bariga Afrika?

Waxaa jira walwal weyn oo laga qabo qiimaha kor u kacaya ee meherka ee gudaha dalka Kenya, balse kororka qiimaha iyo guurka oo qaaliyoobaya...