Baryahan dambe waxa soo baxay is qabsiyo ka dhexeeyey Somaliland iyo somaliya waxaa aan jirrey in ay isku qabsadeen dhanka hawda iyo xuudaha iyo waliba code 252oo shhegtay ina ay Somaliland iska badili doonto
Aynnu Ku horayno dhanka xuduuda Somaliland iyo putland oo dagaal Ku dhaxmaray labada ciidam hayshee wax khasaara ma dhicin iyada wali LA aheegayo in labada ciidam is hor fadhiyaan putland ayaa iyada sheeganaysa lascanood balse gacanta kuma hayso laakiin Somaliland ayaa iyadu sheegaysa in xadka Somaliland inuu garoowe u jiro 7kilomitit
Iyada putland garbsanaysa Somalia halka Somaliland ay garbasanayso itoobiya raysalwasaaraha itoobiya ayaa isagu waxa uu sheegay in aminaga Somaliland uu tahay ka itoobiya .
Dhanka kalena dhawaanaha maamulka hawada somaliya iyo Somaliland ayaa waxa uu maran wayni ka tagnaa cidii maamuli lahaa halka uu wadaxwaynaha Somaliya uu xadhiga ka jaray badh ka mid ah qalabkii hawada ay ka maamulilahaayeen halka wasiirka horse ee dulista iyo hawada Somaliland uu sheegay iyo wali Ku guda jiraan sidii ay usoo iib sanlahayeen qalabkaas isaga oo sheegay ina ayna jirrin cid in hawda laga wareejiyey
Sida oo kale waxa jirrey in wasiirka boosaha iyo isgaadh siinta Somaliland uu sheegay markii uu golaha wakiiladu ansixiayeen ayaa waxa uu sheegay inuu ka mid tahay siyaasada wasaaradiisa inuu dalka ka badalo code lagu soo galo waddanka Marka la garaacayo
Wasiirka ayaa sheegay inuu LA badalayo codekaasi dhanka kale wasiirka isgaadhsiinta somalia ayaa sheegay in marnaba arrintaasi La aqabi karin waxa uu sheegay inuu ruqsada ka noqnaayaan haddii ay shirkad isku daydo in ay adeegsato fure aan ahayn 252
Qoraalkan waxa leh warhayeblogspot.com
ku saabsan
- Waryahye news
- Waa website aad klala socon karto wararkii ugu dabeeyey iyo dacdooyinka maalin kasta
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Warka cusub
Maxaa ka dhigay qiimaha meherka Soomaalida kan ugu sareeya qoowmiyadaha Bariga Afrika?
Waxaa jira walwal weyn oo laga qabo qiimaha kor u kacaya ee meherka ee gudaha dalka Kenya, balse kororka qiimaha iyo guurka oo qaaliyoobaya...
No comments:
Post a Comment