ku saabsan

Waa website aad klala socon karto wararkii ugu dabeeyey iyo dacdooyinka maalin kasta

Saturday, January 20, 2018

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo xilka laga qaaday.

War saaka lagu soo daabacay wakaalada warka ee  Somalia ayaa
waxa xiilkii laga qaaday gudoomiyaha gobolka banaadir Anna duqa magaalada
Xilkan ayaa waxa loo magacaabay
Wasiirkii warfaanta somalia
Mudane Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Injineer Yariisow).

No comments:

Post a Comment

Warka cusub

Maxaa ka dhigay qiimaha meherka Soomaalida kan ugu sareeya qoowmiyadaha Bariga Afrika?

Waxaa jira walwal weyn oo laga qabo qiimaha kor u kacaya ee meherka ee gudaha dalka Kenya, balse kororka qiimaha iyo guurka oo qaaliyoobaya...