ku saabsan

Waa website aad klala socon karto wararkii ugu dabeeyey iyo dacdooyinka maalin kasta

Monday, January 29, 2018

Madaxwaynaha Somaliland oo magaacabis sameeyey

Madaxwaynaha jamuhuuriyada Somaliland mundane: muuse biixi cabdi ayaa magacaabay gudoomiyaasha gobalada dalka qaarkood iyo afyeenka maddaxtooyada  dikteerto Madaxwaynuhu maantaa soo saaray
Ayaa waxa uu Ku magaacabay inuu
Noqdo gudoomiyaha gobolka sanaag Maxamed  Axmed Cali tiinbaro
  Gudoomiyaha gobolka togdheer       Xamse Maxamed cabdi Gobolka maroodijeex  jaamac xaaji Axmed cabdi gudoomiyaha gobolka Awdal cabdiraxmaan Cali muuse gudoomiyaha gobolka gabiley maxamuud Cali saleebaan ramaax
gudoomiyaha gobolka hawd yaasiin Maxamed shide gudoomiyaha gobolka  saraarAxmed Maxamed xaashi gudoomiyaha gobolka salal mawliid Maxamed warsame
gudoomiyaha gobolka maxamuud
Maxamuud marsame Jaamac
Afyeenka madaxtooyada la taliyaha Madaxwaynaha danka bulshada cabdiwaaxid cabdiqaadir
Gudoomiye   ku xigeenka haayada baarkacayaasha iyo qaxoontiga cabdiraxmaan maxamuud Khadar sh.cabdilaahi sh. Cali jawhar
Madaxwaynuhu waxa uu dikreetadiisan uu Ku yidhi godoomiyahasha gobolada ka ah  sool , badhan, daadmadheedh ,xaysimo,saaxil ,buuhoodle,waxaa  sii haynadoidna siina ahaandoonana gudoomiyayaashii hore


No comments:

Post a Comment

Warka cusub

Maxaa ka dhigay qiimaha meherka Soomaalida kan ugu sareeya qoowmiyadaha Bariga Afrika?

Waxaa jira walwal weyn oo laga qabo qiimaha kor u kacaya ee meherka ee gudaha dalka Kenya, balse kororka qiimaha iyo guurka oo qaaliyoobaya...